Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo sheegay in ay dileen askar ka tirsan malateriga kenya

Dhoobley(Raascawad Media)_Xarakada alshabaab ayaa sheegay in xadka Kenya iyo somaliya ay ku dileen rag ka tirsan malateriga dalka Kenya oo halkaasi ka wada howl galo ka dhan ah ururka alshabaab.

Balse saraakiil ka tirsan dowlada Kenya ayaa war qoraal ah oo ay saareen waxaa ay ku sheegay in alshabaab ay duleedka magaalada Dhoobley oo ku dhaw xadka Kenya ay ku dileen saddex ruux oo Kenyan ah oo ka shaqeynayey shirkad dhinaca dhismaha ah.

Weerarkaasi ayaa la xaqiijiyey in alshabaab ka gaysteen agagaarka deegaanka Dhoobley ee gobalka Jubadda hoose iyagoo madax ka toogtay saddexdaasi ruux oo ay sheegay in ay ahaayeen injineero ka tirsanaa malateriga dalka kenya

 

1,215 total views, 9 views today

Total Views: 1170 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful