Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo afar ruux ku dilay degmada Lamu ee dalka Kenya

Lamu(Raascawad Media)_Ugu yaraan afar ruux ayaa lagu dilay deegaanka magaalada lamu ee dalka Kenya oo ku dhaw xadka soomaaliya sida ay sheegeen saraakiil sar sare oo ka tirsan laamaha ammaanka ee dalka Kenya.

Weerarka lagu dilay dadkaasi ayaa looga shakiyey in ay ka dambeeyeen xarakada alshabaab oo inta weerar ku qaada gudaha dalka Kenya

Taliyaha ciidamada booliiska gobalka xeebta ee dalka Kenya Larry Kieng ayaa sheegay in weerarka lagu dilay afarta ruux oo qoorta laga jaray uu subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Bobo oo hoostimaada Lamu.

Alshabaab ayaa bilihii la soo dhaafay kordhiyey weerarada ay ku fuliyaan gudaha dalka Kenya gaar ahaan deegaanka dhaca xadka Kenya iyo soomaaliya oo wadaaga xuduud dheer

 

119 total views, 1 views today

Total Views: 115 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful