Templates by BIGtheme NET

Uganda oo dhimameysa tirada ciidamada ka jooga Soomaaliya.

Kambala(Raascawad Media)_Dowladda ayaa Uganda ayaa wada qorshe ay ku yareynayso ciidamada ka jooga soomaaliya ee qaybta ka ah howl galka nabad ilaalinta midowga afrika sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan malateriga dalka Uganda.

Hadalkan ayaa dab socda go,aan dhawaan ka soo baxay golaha ammaanka ee qaramada oo sheegay in la dhimo doono tirada ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee ku sugan soomaaliya,ciidamada AMISOM ay noqon donaan 21,626 askari dhamaadka sanadkan.

Warbixin qaramada midoobay ayaa saartay bishii hore ayey ku sheegtay in sababaha loo dhimayo ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee soomaaliya ay tahay in mas,uuliyada ammaanka dalka ay la wareegaan ciidamada Soomaaliya.

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa hore uu sheegay in mudo kooban uu soomaaliya kaga saari doono ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM

 

1,341 total views, 9 views today

Total Views: 1305 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful