Templates by BIGtheme NET

Mudane ka tirsan aqalka sare ee Somalia oo ka badbaaday isku day dil

Muqdisho(Raascwad Media)_Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka badbaaday isku day dil oo la doonayey in lagu qaarijiyo.

Mudanahaasi oo lagu magacaabo Xusseen Cali Xaaji ayaa waxaa gaarigii uu saarnaa ay kooxo hubeysan ku rasaaseeyeen agagaarka isbitaalka masaarida ee degmada Hodan.

Rasaasta lagu weeraray xildhibaankaasi ayaa waxaa ku dhaawacmay labo ruux oo gaariga saarnaa oo uu ka mid ahaa darawalkiisi.

Lama oga cida weerarka ku qaaday xildhibaan Xusseen Cali Xaaji oo ka tirsan aqalka sare ee somaliya

1,323 total views, 9 views today

Total Views: 1296 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful