Templates by BIGtheme NET

Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliya oo shaqada ka joojiyey Garsoorayaal.

Gudoomiyaha maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyey ilaa iyo 18 garsoore oo ka howl galayey gobalka Banaadir iyo degmooyinka gobalka banaadir.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare mudane Ibraahim Iiidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojijiyey garsoorayaashaasi.

Lix ka mid garsoorayaasha ayaa la sheegay in ay ku magacawnaayeen wareegto madaxweyne.

Talabada gudoomiyaha maxkamada sare ayaa qayb ka ah qorshe madaxweynaha soomaaliya uu hore uu sheegay in uu wax badan ka qaban doono dhinaca garsoorka oo uu ka jiro musuqmaasuq xoogan

1,098 total views, 9 views today

Total Views: 1062 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful