Templates by BIGtheme NET

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu weeraray gobalka shabeelada hoose

Golweyn(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka shabeelada hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM lagu weeraray inta u dhaxeysa deegaanada Buulo mareer iyo Golweyn.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in mid ka mid ah gadiidka AMISOM halkaasi lagula eegtay qarax xoogan kadibna halkaasi uu ka bilowday dagaal dhexmaray alshabaab iyo ciidamada AMISOM.

Dagaalka ayaa labada dhinaca waxaa ay isu adeegsadeen hubka cul culus iyo waliba midka fudud.

Ilaa iyo hada ma jirto faahfaahin rasmi ah oo ku aadan qaasaraha ka dhashay dagaalka labada dhinaca ku dhexmaray inta u dhaxeysa deegaanada Buulo mareer iyo Golweyn

675 total views, 9 views today

Total Views: 657 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful