Templates by BIGtheme NET

qaramada midoobay oo dowladda imaaradka ku ammaantay taageerada gargaar ee ay siisay soomaaliya.

Dubai(Raascawad Media)_Madaxa laanta qaxootiga qaramada midoobay UNHCR ee dalka isu taga imaaraadka carabta ayaa dalkaasi ku ammaanay taageerada dhinaca gargaar ee ay siiyeen dalal ay ku jirto somaliya.

Toby Harward oo ah madaxa hay,ada qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ee dalka isu taga imaaraadka carabta ayaa sheegay in dowladaasi ayaa gargaar wanaagsan gaarsiisay dalalka somaliya oo koofurta sudan oo ay ka dhaceen abaaro xoogan.

Mr Harward ayaa xusay in dalka isu taga imaaradka carabta ayaa kaalin mug leh ka qaateen dhinaca caawinta dalalka ayaa colaadaha iyo abaaraha la dageen isagoo intaa ku daray in dalkaasi uu ka mid yahay dalalka dhaqaalaha ugu badan ku bixiyey dhibaatooyinka dhinaca gargaarka aadinimo.

Dalka isu taga imaaradka carabta ayaa 21 markab oo sida shixnado gargaar ah u diray ilaa iyo sanadkii 2016 dalal dhawr ah oo ka mid tahay Soomaaliya

 

108 total views, 1 views today

Total Views: 107 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful