Templates by BIGtheme NET

Midowga yurub iyo mareykanka oo kordhinayo weerar ka dhan ah alshabaab

Stuttgart(Raascawad Media)_Malateriga dalka mareykanka iyo kan ururka midowga yurub ayaa wada qorshe wadajir ah oo ay doonayaan in ay ku kordhiyaan weeraro ay ku qaadaan saldhigyo alshabaab ay ku leeyihiin somaliya.

Kulan ay magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka ku yeesheen saraakiil malateri oo ka kala tirsan mareykanka iyo midowga yurub 24 bishan ay kaga wada hadleen sidii ay uu xoojin lahaayeen wiiqada xarakada alshabaab ee ka dagaalanta somaliya.

Lt. Gen. Esa Pulkkinen oo ka tirsan saraakiisha ururka midowga yurub howl galka mareykanka ee Africom ku ammaanay doorka ay qaateen dhinaca amniga ee dalal ka tirsan qaarada Africa.

Labada dhinac ayaa isku afgartay sidii ay isu dhaafsan lahaayeen xogaha la xiriira alshabaab oo ay sheegeen in Qatar weyn ku yihiin ammaanka gobalka geeska afrika.

Ciidamada gaarka ah ee dalka mareykanka ayaa hore somaliya ugu fuliyey weeraro duqeymo ah iyo kuwo toos ah oo ku qaarjiyeen saraakiil ka tirsan xarakada alshabaab

 

 

 

729 total views, 9 views today

Total Views: 702 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful