Templates by BIGtheme NET

Dowlada Itoobiya oo loo gacan geliyey sarkaal ka tirsan jabhada ONLF

Adis ababa(Raascawad Media)_Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay in lagu wareejiyey sarkaal sare oo ka tirsan Jabhada mucaaradka ah ee dalkaasi ee la yiraahdo ONLF kadib markii dhawaan la qabtay sarkaalkaasi.

Sarkaalka oo lagu magacaabo C/kariin Shiiq Muuse ayaa waxaa dowladda somaliya ay dhawaan ku qabatay magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.

Wararka ayaa intaa ku daraya in sarkaalka uu ka tirsan qaybta malateriga ee Jabhada ONLF.

Sarkaalkaasi ayaa waxaa mudaba ku raad joogay sirdoonka dalka Itoobiya iyadoo la sheegay in uu halis weyn ku ahaa ammaanka dalkaasi

111 total views, 1 views today

Total Views: 106 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful