Templates by BIGtheme NET

Maxkamad ku taala kenya oo horjoogsatay qorshaha lagu xirayo xeryaha Dhadhaab.

Nairobi(Raascawad Media)_Maxkamada ku taala dalka Kenya ayaa dhawaan hor joogsatay qorshaha dowlada Kenya ayaa ku dooneyso in gabi ahaanba ay ku xirto xeryahay qaxootiga Dhadhaab ee gobalka waqooyi bari.

Qaxootiga ku jira xeryahaasi,shaqaalaha gargaarka iyo kooxaha u doodada xuquuqda aadanaha ayaa soo dhaweeyay go,aanka maxkamada Kenya ay ku hor istaagtay xeritaanka xerada qaxootiga ugu caalamka ee Dhadhaab.

Maxkamada ayaa sheegtay in wasiirada dalka Kenya ay isku raaceen xeritaanka xeryaha qaxootiga dhadhaab iyadoo maxkamada xustay in ay sharci daro tahay in bartilmaameedsado qaxootiga soomaalida ah ee ku nool xeryahaasi.

Dowlada Kenya ayaa hore u sheegtay in xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab laga soo abaabulo weeraro lagu qaaday qaybo ka mid ah gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya.

 

 

87 total views, 1 views today

Total Views: 86 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful