Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada somaliya iyo alshabaab oo ku dagaalamay deegaanka Golweyn.

Goweyn(Raascawad Media)_Wararka laga helayo deegaanka Golweyn ee gobalka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada dowlada ay halkaasi ku leeyihiin.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in subaxnimadii hore ee saakay ay ku waabariisteen dhawaqa rasaas xoogan oo ay is weydaarsadeen labada dhinaca.

Alshabaab ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Golweyn iyagoo intaasi ku daray in ay weerarkaasi ku dileen ciidamada badan oo ka tirsan dowlada.

Ilaa iyo hada lama oga inta ay la egtahay qasaaraha dagaalka maanta ka qarxay deegaanka Golweyn

1,101 total views, 9 views today

Total Views: 1083 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful