Templates by BIGtheme NET

Taliyaha ciidamada xooga dalka oo sheegay in dadkii lagu dilay Bariire ay ahaayeen beeraley.

Muqdisho(Raascawad Media)_Taliyaha ciidamada xooga Soomaalia Generaal Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid ayaa shaaca ka qaaday in dadkii dhawaan lagu dilay deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose aysan ahayn alshabaab.

General Cirfiid ayaa intaasi ku daray in dilka dadkaasi uu ku dhacay si aan kutala gal ahayn isagoo intaasi raaciyey in dadka la dilay oo guud ahaan tiradoodu dhameyd 10 ruux ay ahaayeen Beeraley.

Taliyaha ciidamada Xooga dalka ayaa si kulul u cambaareeyay war ay warbaahinta siiyeen mas,uuliyiin ka tirsan dowlada oo ku jiro wasiirka gaashaan dhiga oo sheegay in dadka la laayey ay ahaayeen alshabaab.

Ilaa toban qof oo isagu jiray caruur iyo dad waaweyn oo ahaa beeraley ayaa ku dhintay weeraro deegaanka Bariire ay ka fuliyeen ciidamo ajanabi oo la tuhunsanyahay in ay mareykan ahaayeen

82 total views, 1 views today

Total Views: 81 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful