Templates by BIGtheme NET

Booliiska dalka Biljam oo toogtay muwaadin Soomaali ah

Brussels(Raascawad Media)_Ciidamada ammaanka ee dalka Biljam ayaa habeenkii xalay ahaa toogasho ku dilay muwaadin Soomaali ah tooreey ku weeraray labo askari oo u dhashay dalka Biljam.

Afhayeen u hadlay booliiska dalka Biljam ayaa sheegay in ninkaasi soomaaliga ah uu weerar ku soo qaaday askartaasi isagoo la sheegay inuu ku dhaawaqayey eryo ay ka mid ahaayeen allaahu akbar.

Halka uu weerarka ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamada gaarka ah ee dalkaasi si loo xaqiijiyo ammaanka.

 

117 total views, 1 views today

Total Views: 117 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful