Templates by BIGtheme NET

Xiisad colaadeed oo ka taagan duleedka magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb(Raascawad Media)_Wararka laga helayo magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka aloosan tahay deegaanka Mareer gur oo ku dhaw Dhuusamareeb.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saakay ay ciidamada maamulka Galmudug kuwa sunna waljamacee kala wareegeen deegaanka Mareergur.

Ilaa iyo hada lama qasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhacay balse waxaa cabsi weyn laga qabaa in halkaasi uu ka qarxo dagaal u dhaxeya dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu suna waljameeca

 

774 total views, 9 views today

Total Views: 774 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful