Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay oo ka walaacsan xaalada cunto yari ee dalal ay ku jirto somaliya.

New York(Raascawad Media)_Qaramada midoobay ayaa ka digtay xaalad bani,aadinimo oo ka taagan dalal dhowr ah kuwaasoo ay sheegtay in halis ba,an ugu jiraan macluul iyo gaajo baahsan.

Madaxa gargaarka qaramada midoobay Stephen O’Brien ayaa xusay in laga cabsi qabo in caalamka ay ka dhacdo gaajadii ugu darneyd abid.

Mr O’Brien ayaa intaasi ku daray dalal ay ku jirto somaliya ay halis ba,an hada ku sugan yihiin isagoo sheegay in abaarihii ku dhuftay somaliya ay sababeen gaajo xoogan oo ka dhacda dalka.

 

1,044 total views, 9 views today

Total Views: 1035 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful