Templates by BIGtheme NET

Howl galo lagu xaqiijinayo amniga oo ka bilawday Beledweyne

Beledweyne(Raascawad Media)_Magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa si rasmi ah ugu bilowday howl galo balaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka Magaalada Beledweyne ee bartamaha somaliya.

Howl galkaasi ayaa waxaa halkaasi ka wada ciidamada dowlada somaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Beledweyne ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedka sugida amniga ay tahay sidii loo xaqiijin lahaa guud ahaan amniga magaalada Beledweyne.

Dowlada somaliya ayaa hore u sheegtay in ay isbadal ku sameyn doonaan xasilinta ammaanka guud ahaan dalka

49 total views, 1 views today

Total Views: 49 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful