Templates by BIGtheme NET

wasiirka dastuurka somaliya oo la kulmay gudiga baarlamaanka ee la socodka dastuur.

Muqdisho(Raascawad Media)_wasiirka dastuurka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya C/raxmaan Xoos Jibriil ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay gudiga dib u geesta dastruurka ee Soomaaliya.

wasiirka ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta aqalka sare ee magaalada Muqdisho.

mr Xoos ayaa ka warbixiyey qorshaha dastuurka Soomaaliya waxaana uu sheegay in sanadkan gudahiisa dib u eegis lagu sameyn doono dastuurka Soomaaliya .

gudiga dib u eegista Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweeyay qorshaha wasaarada dastuurka ee la xiriira dib u eegista dastuurka dalka

 

54 total views, 1 views today

Total Views: 52 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful