Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada somaliya oo howl galo xoogan ka wada shabeelada hoose

Bariire(Raascawad Media)_Ciidamada dowlada federaalka ah ee somaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM ayaa howl galo balaaran ka wada deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobalka shabeelada hoose.

Howlgaladaasi ayaa waxaa ciidamada ay ka wadaan deegaanka Bariire oo shalay laga qabsaday xarakada alshabaab oo harlkaasi hore gacanta ugu haye.

Sarkaal ka tirsan malateriga soomaaliya ayaa sheegay in howlgalkaasi looga gol leeyahay xaqiijinta amniga deegaanka Bariire oo hoos yimaada degmada Awdheegle.

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa shalay si buuxda ula wareegay deegaankaasi iyadoo halkaasina ay ku dhinteen dad u badnaa rayid

1,260 total views, 9 views today

Total Views: 1233 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful