Templates by BIGtheme NET

Cali Cabdulaahi Cosoble oo mar kale sheegay inuu yahay madaxweynaha Hirshabelle

muqdisho(Raascawad Media)_madaxweynihi Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa marka ku celiyey inuu yahay madaxweynaha sharciga ee maamulkaasi

Cosoble oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa xusay in ay sharci daro tahay isla markaana uusan aqbali doonin xil ka qaadisti ay dhawaan ku sameeyeen mudanayaasha Baarlaanka ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

mr Cosoble ayaa dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay soo abaabushay xilka qaadista lagu sameeyay oo ku tilmaamay in ay ahayd aan loo marin  wadada sharciga ah.

madaxweynihi hore oo hada ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah madaxda beesha caalamka ee joogta caasimada somaliya ee Muqdisho

96 total views, 1 views today

Total Views: 96 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful