Templates by BIGtheme NET

qaramada midoobay oo sheegtay in ay kordheen dilalka shaqaalaha gargaarka ee somaliya

muqdisho(Raascawad Media)_qaramada midoobay ayaa shaaca ka qaaday in sare u kacday dilalka qorsheysan ee loo gaysto shaqaalaha dhinaca gargaarka bani,aadinimo sida uu sheegay sarkaal ka tirsan qaramada midoobay.

xiriiriyaha arimaha gargaarka qaramada midoobay ee somaliya peter de clerk ayaa xusay in sanadkan ay kordheen dilalka shaqaalaha gargaarka waliba xilli ay ku jireen shaqooyin la xiriira dhinaca samafalka.

sarkaalka ayaa intaasi ku daray in shaqaalah la bartilmaameedsado ayaa inta badan jireen iyagoo caawinaya dadka ay saameeyeen abaaraha xoogan ee ku dhuftay somaliya.

mr de clerk ayaa si weyn u bogaadiyey shaqaalaha gargaarka sida ay naftoodu ugu hureen kaalmeynta dadka ay u baahan dhinaca gargaarka

hadalkan ayaa ku soo beegmaya xilli qaramada midoobay ay u dabaal degeyso maalinta bani,aadinimada ee caalamka

116 total views, 1 views today

Total Views: 114 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful