Templates by BIGtheme NET

Madaxweyne farmaajo oo lagu wado inuu booqdo dalka Masar

Muqdisho(Raascawad Media)_Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdulahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu in dhawaan ay u ambabaxaan dalka Masar.

War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qaahir ayaa lagu sheegay in maalinta axada uu madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ay gaari doonaan Masar.

Safiirka Masar ee somaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu caasimaad ka helay dhigiisa dalka Masar Cabdulfataax Al siisi

110 total views, 1 views today

Total Views: 110 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful