Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo alshabaab kala wareegay deegaanka Bariire.

Bariire(Raascawad Media)_Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose.

Ciidamada iskaashanaya ayaa weerar xoogan ku qaaday deegaankaasi oo Muqdisho u jira ilaa 60 km halkaasoo ay hore gacanta ugu hayaan xarakada alshabaab.

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in dagaal kooban halkaasi ka dhacay kadib ay la wareegeen deegaanka Bariire.

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha ka dhashay weerarka ka dhacay deegaanka Bariire

711 total views, 18 views today

Total Views: 693 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful