Templates by BIGtheme NET

Booliiska dalka mareykanka oo toogasho ku dilay muwaadin Somalia ah

Washington(Raascawad Media)_Ciidamada booliiska ee dalka mareykanka ayaa toogasho ku dilay muwaadin somali mareykanka kaa soo la sheegay in lagu dilay magaalada Washington ee caasimada dalka mareykanka.

Ninka la toogtay oo lagu magacaabi jiray Xusseen Xasan ayaa la sheegay in ay isku dhaceen ciidamada booliiska kadibna ay raasaas ku fureen.

Sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska ee dalka mareykanka ayaa warbaahinta u sheegay in la soo xiray askariga dilay muwaadinka somali mareykanka ah isagoo intaa ku daray in baaritaan lagu sameyn doono.

Dilka muwaadinkaasi ayaa waxaa si weyn ugu naxay bulshada somalida ahee ku dhaqan dalka mareykanka

693 total views, 18 views today

Total Views: 666 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful