Templates by BIGtheme NET

Human rigts watch oo dowlada somaliya ka codsatay in cadaalada la hor keen Abuu Mansuur

Muqdisho(Raascawad Media)_Hay,ada udooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights watch ayaa dowlada federaalka ah ee somaliya ugu baaqday in baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo xaalada Shiiq Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhawaan isu soo dhiibay dowlada somalia

Laetitia Bader oo ah cilmi bare sare oo ka tirsan hay’adda Human Rights Watch ayaa sheegtay in sharciyada caalamiga ay mamnuuc ka tahay in magangelyo la siiyo dadka gala dambiyada waa weyn.

Human rights watch ayaa intaasi ku dartay in muhiim ay tahay in cadaalada la horkeeno Muqtaar Roobow oo hore u ahaa ku xigeenka hogaamiyaha alshabaab

68 total views, 1 views today

Total Views: 68 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful