Templates by BIGtheme NET

Askar ka tirsan ciidamada Kenya oo laga dilay gobalka waqooyi bari

Garissa(Raascawad Media)_shan askari oo ka tirsan ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa lagu dilay deegaanka Alijize oo ka tirsan degmada Garrisa ee gobalka waqooyi sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan booliiska dalkaasi.

Weerarka lagu dilay askartaasi ayaa lagu tuhmay in ay ka dambeeyeen dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday askartaasi.

Alshabaab ayaa weerarkaasi ka dib halkaasi ka qaatay qoryo gacmeedyo iyo gaari halka ay weerareen.

Taliyaha ciidamada booliiska ee gobalka waqooyi bari Edward Mwamburi ayaa sheegay in askarta reer Kenya lagu weeraray meel qiyaasti 10 km u jirta saldhigooda.

Alshabaab ayaa inta badan sheegta weerarada ay ka fuliyaan gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya.

 

 

57 total views, 1 views today

Total Views: 55 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful