Templates by BIGtheme NET

Wasiirka arimadaha dibadda somaliya oo hortagay golaha shacabka

Muqdisho(Raascawad Media)_Wasiirada arimaha dibadda dowlada federaalka ah ee somaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah u hortagay mudanayaasha baaralamaanka somaliya oo su,aal weydiiyey.

Xilibaanada baarlamaanka somaliya ayaa dhawaan soo jeediyey in wasiirka arimada dibadda la horkeenay golaha shacabka si wax looga weydiiyo shaqada wasaaradiisa.

Mudanayaa ayaa wasiirka weydiiyey su,aalo dhowr ah oo la xiriira wax la taaban karo ee wasaarada arimaha dibadda ay qabatay mudadi ay shaqeynaysay

90 total views, 2 views today

Total Views: 88 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful