Templates by BIGtheme NET

Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Qarax aad u xoogan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay agagaar garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw hotel Jasiira.

Qarax ayaa ka dhex dhacay gaari Taksi ah oo wadada marayey.

Ilaa iyo hada lama oga cida ka dambeysay weerarkaasi iyo qasaaraha rasmiga ee ka dhashay

864 total views, 9 views today

Total Views: 864 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful