Templates by BIGtheme NET

Muqtaar Roobw oo la xaqiijiyey inuu isku soo dhiibay Koofur galbeed

Bay(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka Bakool ayaa sheegaya in maamulka Koofur galbeed uu isu soo dhiibay Shiiq Muqtaar Roobow Abuu mansuur oo dhawaan ayey weerareen dagaalyhano ka tirsan alshabaab.

Afhayeen u hadlay maamulka koofur galbeed ayaa sheegay in shiiq Muqtaar Roobow ay hore u wada hadleen.

Muqtaar Roobow oo hore ugu tirsanaa alshabaab ayaa mudo dheer ku sugnaa gobalka Bakool isagoo ay halkaasi ku ilaalinayeen maleeshiyaad ay isku beel yihiin

801 total views, 9 views today

Total Views: 801 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful