Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada oo alshabaab kala wareegay deegaanka Abal

Bakool(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamda dowlada somaliya ay alshabaab ka qabsadeen deeggaanka Abal oo hoos yimaada gobalka Bakool ee koofur galbeed somaliya.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda somaliya ayaa sheegay in deegaankaasi ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada dowlada federaalka ah ee somaliya

Dagaal xoogan ayaa saacadihii la soo dhaafay deegaanka Abal ku dhexmaray ciidamada dowlada iyo kuwa xarakada alshabaab.

Deegaankaasi ayaa waxaa alshabaab ay maalmo ka hor ku weerareen Shiiq Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo hore ugu tirsanaa alshabaab ilaa iyo hada lama oga tirada qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi

 

58 total views, 1 views today

Total Views: 58 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful