Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan itoobiya oo ku sugnaa Gedo

Gedo(Raascawad Media)_Dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo marayey deegaan ilaa iyo todobo km u jira magaalada Garboharey ee gobalka Gedo.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa Alshabaab

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamo ka tirsan dowlada somaliya ay usoo gurmadeen ciidamada Itoobiya.

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi

594 total views, 9 views today

Total Views: 594 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful