Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo duulaan culus ku qaaday Muqtaar Roobow

 

Bakool(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan alshabaab ay weerar culus ku qaadeen ciidamo daacad u ah Shiiq Muqtaar Roobow Abuu mansuur oo hore ugu tirsanaa alshabaab.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu bilowday waaberigii hore ee saakay iyadoo wararka ay sheegayaan inuu weli soconayo.

Dagaalka ayaa sababay qasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay labada dhinaca inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada qasaaraha ka dhashay dagaalka

576 total views, 9 views today

Total Views: 576 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful