Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay oo ka digtay abaaraha somaliya

 

New York(Raascawad Media)_Qaramada midoobay ayaa walaac xoogan ka muujisay abaaraga xoogan eek u dhuftay dalalka bariga afrika gaar ahaan somaliya oo lagu tilmaamay meelaha ugu halista badan.

Hay,adda qaramada midoobay iyo kuwa caalamiga ah ayaa sheegay in haddii wax laga qaban dhibaatada ay keentay abaarta somaliya ay galaafan karto nolosha dad badan.

Ilaa sided hay,adood oo ay hor kacayaan kuwa dalka mareykanka ayaa sheegay in ay wadaan olole gargaar deg deg ah lagu gaarsiinayo dadka ay sameysay abaarta somaliya.

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ilaa iyo 360,000 oo caruur somali ah ay la ildaran yihiin nafaqo daro halka 70,000 oo ka mid ah caruurtaasi ay xaaladooda halis ku jirto

 

137 total views, 1 views today

Total Views: 137 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful