Templates by BIGtheme NET

Ganacsato Somalia ah oo lagu dilay dalka koofur afrika

 

 

South Africa(Raascawad Media)_ Wararka laga helayo dalka koofur afrika ayaa sheegaya in magaalooyin ka tirsan dalkaasi lagu toogtay labo ganacsato somali ah sida ay sheegeen dadka halkaasi ka agdhawaa.

Weerarka lagu dilay labadaasi muwaadin ayaa ka kala dhacay labo magaalo iyadoo midka hore lagu dilay marxuum lagu magacaabi Nuur Cismaan kaasoo lagu dhex dilay isagoo ku sugnaa dukaankiisa oo ku yaala magaalada johansberg

Dilka labaad ayaa la sheegay inuu ka dhacay magaalo ku dhaw xadka dalka Mozambique,waxaana dilka labadaasi muwaadin ee somalida ah ka dambeeyay kooxo burcad south African ah oo ku soo weeraray xarumahooda ganacsi.

Somali badan ayaa hore loogu dilay dalka koofur afrika iyadoo arintaasi ay walaac iyo cabsi xoogan ku abuurtay somalida ku dhaqan dalkaasi

855 total views, 9 views today

Total Views: 855 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful