Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada somaliya oo howl galo ka dhan ah alshabaab ka sameeyay gobalka Gedo

Gedo(Raascawad Media)_Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka ah ee somaliya ayaa howl gal balaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Gedo ee koofurta somaliya

Wararka ayaa sheegaya in howl galadaasi laga sameeyay deegaano hoos yimaada degmada Baardheere kaasoo la sheegay in lagu baadi goobayey dagaalyahano ka tirsan alshabaab.

Saraakiil ka tirsan ciidamada malateriga ee somaliya ayaa sheegay in ujeedka howl galkooda uu la xiriiro sidii looga hortago lahaa halis ka imaan karta dhinaca alshabaab oo weeraro qaraxyo ah ka fuliya gobalka Gedo

444 total views, 3 views today

Total Views: 441 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful