Templates by BIGtheme NET

Ingiriiska oo somaliya ugu deeqaya 77 milyan oo dollar

Muqdisho(Raascawad Media)_Dowlada ingiriiska ayaa shaacisay in somaliya ay siin doonto lacag gaareysa 77 milyan oo dollar oo gargaar ah taaasoo inta badan wax loogu qaban doono dadka ay abaaraha saameeyeen.

Lacagtaasi ayaa waxaa ku dhaawaqday wasiirka gargaarka ee dalka ingiriiska Priti Patel oo booqasho ku timid Muqdisho halkaasoo ay kula kulantay ra,iisul wasaaraha somaliya Xasan Cali Kheyre.

Wasiirada ayaa xusatay in lacagtaasi dheeraadka loogu tala galay in lagu samato bixiyo dadka ay abaaraheen ku dhufteen ee geeska afrika.

Lacagtaasi deeqda ah ayaa waxaa lagu caawin doonaa ilaa iyo 350,000 oo ruux oo ku barakacay gudaha dalka waxaana lagu bixin doonaa,cunooyin nafaqeysan,biyo nadiif ah iyo waxyaabaha kale ee aas aasiga ah u ah nolosha.

Wasiirada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee somaliya ayaa si ah u soo dhaweysay deeqdaasi ay balan qaaday dowlada ingiriiska oo ka mid ah dalalka sida weyn u taageera somaliya

 

 

98 total views, 2 views today

Total Views: 95 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful