Templates by BIGtheme NET

Turkiga oo somaliya oo usoo diray markab sida gargaar

 

(Raascwad Media)_Markab nooca rakaabka ah oo wada shixnad gargaar ah oo leedahay dowlada turkiga ayaa ku soo xirtay dekadda magaalada muqdisho ee caasimada somaliya.

Deeqdaasi gargaarka ah ayaa loogu tala galay in lagu samata bixiyo dadka ay saameeyeen abaaraha xoogan ee ku dhaqan gobalada dalka somaliya.

Safiirka turkiga ee somaliya Mr Olgan Beka ayaa sheegay in deeqdaasi ay iska soo uruuriyeen shacabka reer Turkiga si loogu gargaaro walaalahooda soomaaliyeed ay waxyeeleysay abaarta ku dhufatay somaliya.

Marka ayaa wada ilaa iyo 13 kun oo tan oo u badan raashiin naqeysan iyo dawooyin.

 

95 total views, 1 views today

Total Views: 93 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful