Templates by BIGtheme NET

Ciidamada maamulka Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad dad rayid ah dilay

 

(Raascawad Media)_Ciidanka Amaanka Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Maleeshiyo beeleed dhawaan ku dilay miyiga Gobolka Mudug afar ruux oo xoolo dhaqato ah.

Sarkaal ka tirsan dhinaca amniga ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in raggaasi lagu soo qabtay howl gal ay ciidamada halkaasi ka sameeyeen

Eedeysanayaasha ayaa waxaa ku socoto baaris waxaana dhawaan la horkeeni doono Maxkamaddaha Galmudug Si cadaalada loo marsiiyo.

540 total views, 9 views today

Total Views: 513 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful