Templates by BIGtheme NET

Qarax qasaare sababay oo ka dhacay meel xadka Kenya iyo Somalia

 

(Raascawad Media)_Wararka laga helayo degmada Mandera ee gobalka waqooyi bari ayaa sheegay in qarax xoogan oo miinada dhulka lagu aaso ah uu haleeyay gaari rakaab ah oo ay saarnaayeen dad rayid ah.

Qaraxa ayaa waxaa uu sababay dhimashada afar ruux halka kow toban kalena ay ku dhaawacmeen kuwaasoo hada lagu daweynayo isbitaalkada degmada Lafey.

Saraakiil ka tirsan dowlada Kenya ayaa qaraxaasi ku eedeeyay xarakada alshabaab oo intabadan weeraro kala duwan ka fuliya gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya.

630 total views, 9 views today

Total Views: 612 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful