Templates by BIGtheme NET

Madaxweyne farmaajo oo shacabka somaliyed ugu baaqay in lala dagaalamo alshabaab

 

(Raascawad Media)_Madaxweynaha somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyed usoo jeediyey in ay ka qayb qaataan dagaal ka dhan ah alshabaab

Madaxweynaha ayaa xusay in alshabaab ayaa dhibaatooyin xoogan ku hayaan amniga dalka isagoo intaa ku daray in loo baahan yahay in laga hortago in si loo wiiqo awoodooda.

Farmaajo ayaa sheegay soo hadal qaaday weerarkii ugu dambeeyay ee ay alshabaab ku qaadeen labo maqaayadood oo ku yaala magaalada Muqdisho halkaasi ay ku dhinteen ku dhawaan 30 ruux

675 total views, 9 views today

Total Views: 648 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful