Templates by BIGtheme NET

Maamulka galmudug oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha ka taagan Hiiran

 

(Raascawad Media)_Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele xaaf ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dagaalada

Madaxweyne Xaaf ayaa carabka ku adkeeyay in Madaxda Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay u istaagida sidii loo kala dhex gali la haa maleeshiyaadka isku haya halkaasi.

“Dagaal wiil kuma dhasho in uu ku dhinto mooyee, waxaan ku baaqayaa in la joojiyo Dagaalka”, sidaasi waxaa yiri Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Mudane Xaaf ayaa soo hadal qaaday in muhiim ah tahay in xiliga aan la daadin dhiiga Shacabka Soomaaliyeed, waxuuna qeexay in shacab badan uu khasaaro ka soo gaari karo colaadaasi.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha ayaa ku celceliyay baaqiisa ku aadan in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaallada ka socodo degaano dhaca Xuduudka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

882 total views, 18 views today

Total Views: 855 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful