Templates by BIGtheme NET

Mareykanka oo si kulul u cambaareyey weerarkii Hotel Boosh

 

(Raascawad Media)_Dowlada mareykanka ayaa cambaareyn dusha ugu tuurtay weerarkii qaraxyada ahaa ee lagu qaaday labo Hotel oo ku yaala magaalada Mudisho halkaasoo ay ku dhinteen dad badan.

War qoraal ah oo ka soo baxay howl galka mareykanka ee somaliya ayaa lagu sheegay in mareykanka uu ka xunyahay weerarkaasi qaraxyada ah oo lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah.

Dowlada mareykanka ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto taageerada ay siiso dowlada somaliya iyadoo weerarkaasina ku tilmaantay mid argagixiso

Weerarkii xalay ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraya ku dhawaad 30 ruux oo isagu jiray rayid iyo kooxihii weerarka soo qaaday

 

111 total views, 1 views today

Total Views: 107 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful