Templates by BIGtheme NET

Golaha ammaanka oo mudo kordhin u sameeyay howl galka unsom ee somali.

 

(Raascawad Media)_Kulan ay xubnaha golaha ammaanka ee qaramada midoobay ku yeesheen magaalada new York ayey mudo kordhin ugu sameeyeen waqtiga howl galka xafiiska UNSOM ee somaliya.

Golaha ayaa sheegay in xafiiska uu sii shaqeyn doono ilaa iyo bisha march ee sanadka 2018da.

Xubnaha golaha ammaanka ayaa sheegay in xafiiska UNSOM ee somaliya uu door muuqda ka qaato arimaha siyaasada somaliya isla markaana uu taageero siiyo how galka AMISOM iyo dowlada somaliya.

Golaha ammaanka ayaa sheegay in howl galka UNSOM uu wax badan ka qabtay geedi socodka nabad ee somaliya iyo waliba isdhex galka bulshada iyo dowlada federaalka ah ee somali

65 total views, 3 views today

Total Views: 63 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful