Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay oo dalbatay malaayiin dollar oo lagu gargaaro somali

 

New York(Raascawad Media)_Hay,ada muhaajiriiint qaramada midoobay ayaa dalbatay ilaa iyo 60 milyan oo dollar oo lagu gargaaro dadka ay ku dhufteen abaaraha ee dhaqanka dalka somaliya.

Madaxa hay,ada muhaajiriinta qaramada midoobay ee geeska afrika mr  Jeffrey Labovitz ayaa xusay in roobabkii xilliga gu,ga oo yaraaday awgeed ay qoysas badan oo reer guuraa ah u baahan yihiin gargaar bani,aadinimo.

Hay,ada muhaajiriinta ee IOM ayaa sheegtay in lacagtaasi ay u adeegsan doonto in lagu caawiyo ilaa iyo 2 milyan oo ruux oo dhibaato ba,an ka soo gaartay abaarta ku dhuftay geeska afrika.

Qaramada midoobay ayaa ka digtay xaaladaha nololeed ee milaayiin somaliya ah oo laga cabsi qabo in ay saameyn daran ku yeeshaan xaalada aabaareed ee dalka ka taagan

 

85 total views, 1 views today

Total Views: 85 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful