Templates by BIGtheme NET

faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa iska hor imaad ka dhacay Baydhabo

 

Baydhabo(RC Media)_Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa sheegay inuu sii kordhay qasaaraha ka dhashay iska hor imaad magaaladaasi ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan maamulka Koofur galbeed.

Inta la xaqiijiyey ayaa weerarkaasi oo ka biloday goob dad barakacayaal ah raashin mucaawino ah loogu qeybinayey waxaa ku geeriyooday 14 ruux oo isagu jira ciidamadii dagaalamay iyo dad rayid ah goobtaasi ku sugnaa.

Sidoo kale ayaa waxaa iska hor imaadkaasi uu sababay dhaawaca dhowr iyo toban ruux oo la dhigay isbitaalka magaalada Baydhabo.

Saraakiisha amniga ee maamulka koofur galbeed ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan waxa sababay iska hor imaadka labada ciidan ku dhexmaray magaalada Baydhabo

 

1,024 total views, 9 views today

Total Views: 1015 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful