Templates by BIGtheme NET

Al Shabaab ” 61 Askari ayaan ka dilnay Ciidamada Maamulka Puntland”.

 

//////////////////////////////////////////

Boosaaso ( R C Media)

) Al Shabaab oo sheegtay Masuuliyadda weerarkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari sheegay in Khasaaro xoogan ay ku gaarsiiyeen Ciidamada Maamulka Puntland.

Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa shaaca ka qaaday in ay ku dileen weerarkaas oo ka dhacay deegaanka Af Urur ee duleedka Boosaaso 61 Askari oo Ciidamada Puntland ka tirsan islamarkaana ay ku qabsadeen 16 Gaadiid  ah oo 9 ka mid ah yihiin kuwa dagaalka.

Illaa iyo iminka ma jiro wax war ah oo weerarkaas oo dhacay xilli hore ee saaka ah ay ka soo saareen Maamulka Puntland.

 

100 total views, 1 views today

Total Views: 100 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful