Templates by BIGtheme NET

XASAASI: Madaxweyne Farmaajo shalay waa masayray, waana wax wanaagsan

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow gaaray Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynhaa iyo Wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq,waxaana lagu wadaa in Madaxweyne xaaf uu kulamo la qaato Bulshada ku nool Magaaladaasi.

Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay.

6,102 total views, 27 views today

Total Views: 6057 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful