Templates by BIGtheme NET

WAR DEG DEG:- Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay hadal aan la fileyn oo Shacabka ka farxiyay

Ra’isul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa Khubdad aan caadi aheyn ka jeediyay Banaanbax lagu taageerayay dowladda Soomaaliya oo ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Waxaa uu soo bandhigay waxyaabihii ay qabatay xukumadiisa oo ay ugu horeyso xasilinta magaaladda Muqdisho, hub ka dhigista, qorshayaasha dhanka dibadda iyo xariirka beesha Caalamka.

RW kheyre ayaa daaha ka qaaday in qorshaha xasilinta Muqdisho uu yahay mid dan weyn ay ugu jirto shacabka magaaladda, waxaana uu ka digay in la qabiileeyo ama la siyaasadeeyo soo celinta nabadda magaaladda.

Hoos ka daawo Khudbadda oo dhameystiran.

RW Kheyre ayaa dhanka kale sheegay ineysan jirin cid udhaxeysa dowladda iyo shacabka uuna ugu baaqayo qof walba inuu dowladda la xisaabtamo.

666 total views, 3 views today

Total Views: 663 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful