Templates by BIGtheme NET

DAAWO: DFS oo Ku dhawaaqday Hadal ka nixiyay Beelo Hubkooda kala cararay Muqdisho & Militeri cusub oo…

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday ineysan ka hari doonin saraakiil iyo siyaasiyiin badan oo hubkoodii kala baxay Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Eng C.Raxmaan Yariisow ayaa sheegay iney ka war hayaan hubkaas lala aaday dhanka gobollada, laakiin, waxaa uu sheegay ineysan ka hari doonin.

RIIX HALKAN: DAAWO ENG YARIISOW.
Dhanka kale, Eng Yariisow ayaa sheegay in madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahan madaxweyne Farmaajo uu bixiyay amarkan hubka dhigista qorshahana uu yahay inuu gaaro gobol walba oo dalka ah.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA.
Si kastaba, dowladda ayaa umuuqata mid si dhab ah uwajaheysa sugida amaanka gudaha dalka gaar ahaan magaaladda Muqdisho

653 total views, 1 views today

Total Views: 652 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful