Templates by BIGtheme NET

Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia oo Kulamo Muhiim ah uga qeyb Galay Bilgium-ka”

Agaasimaha Guud ee Hoggaanka Socdaalka G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa dalka Biljum kula kulmay maamulka  Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey dalkaasi iyo qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan halkaasi.

Agasimaha ayaa halkaas kulan kula qaatey Safiirka safarada, Qumsulka iyo guddi ka socdey bulshada  Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Biljimka.

Kulanka ayaa looga hadley adeegga bixinta baasaboorka iyo aqoonsiga oo dhowaan laga bilaabey safaaradda, wuxuuna agaasimuhu kala hadley masuuliyiinta safaaradda iyo gudigaba muhiimadda ay leedahay ilaalinta sharciga iyo xeerarka lagu bixiyo baasaboorka iyo aqoonsiga.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Beljimka ayaa uga mahadceliyey HSJ adeegga ay soo gaarsiiyey oo dhib badan ay u mari jireen helidda baasaboorka iyo aqoonsiga,

327 total views, 3 views today

Total Views: 327 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful