Templates by BIGtheme NET

Dowladda oo Caafimaad Dibedda ah u Qaaday Saraakiil ku Dhaawacmay Qaraxii Warshadda Nac-Naca”

Saraakiil ka tirsan Safaaradda Sacuudiga ayaa sheegay in ay Suurta gal tahay in Maanta Magaalada Muqdisho laga dhoofiyo Tobaneeyo Askari oo ku dhaawacmay Qaraxii bilo ka hor ka dhacay Xerada Nac-Naca ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale  ilo ku dhaw dhaw Wasaaradda Gaashaan-dhigga ee Xukumadda Soomaaliya ayaa noo sheegay in  Maanta Caafimaad dibadda ah loo qaadayaa qaar ka mid ah Ciidamadii iyo Saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxii mudo laba bilood ka hor ka dhacay Warshaddii hore ee Nac Naca.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Ciidamadaan iyo Saraakiisha dhaawaca ah loo qaadayo Magaalada Riyaadh ee Caasimada Dalka Sacuudiga kadib ogolaasho ka timid Dowladda Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa yaalla dad badan oo ku dhaawacmay dhacdooyinkii ka dhacay Magaalada muqdisho ee qaraxyada ahaa dhaawacyadaas oo isugu jira Shacab iyo Ciidan.

405 total views, 9 views today

Total Views: 396 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful